Ku laabo bogga hore
Su'aasha

Xaddiga waysada burinaya ee taabashada qubulka iyo duburka waa intee? Se xiniyaha iyo badhida taabashadoodu ma burinaysaa waysada?

Jawaabta

Xaddiga waysada burinaya ee taabashada qubulka iyo duburka waa intee? Se xiniyaha iyo badhida taabashadoodu ma burinaysaa waysada?

Xubinka taranka taabashadiisa iyo duburka intay saxaradu kasoo baxayso taabashadiisa uun baa waysada burinaya, wixii kasoo hadhay sida badhidii iyo xinniyihii ma burinayaan.

Tixraac: https://t.me/Fataawo/14

Fatwa logo