Ku laabo bogga hore
Su'aasha
Gabdhu haddii ay umusho oo dhiigna aanuu ka iman salaaddii ma tukan kartaa?
Jawaabta
Gabdhu haddii ay umusho oo dhiigna aanuu ka iman salaaddii ma tukan kartaa?
Haa, laakiin dhalmada waa in ay ka maydhato marka hore.
Tixraac: https://t.me/Fataawo/46