Ku laabo bogga hore
Su'aasha
Gabdhuhu inay sanka durtaan ma banaantahay?
Jawaabta
Qurbahaan ku noolahay dumar badan oo halkaan ku nool sankay durtaan ma banaantahay durashadaasu?
Sankoo la daloolsahadaa ma banaana waayo nabigu scw wuxuu diiday wajiga in lagu ciyaaro xataa xoolahaan laga sunti karin dadku inuu daloolsado iska daaye. Arrinkanna waana dhaqamada hinduuska dab caabudka ah. Soomaaliduna wixii ay arkaan waxay iskaga arkaan inuu yahay ilbaxnimo sidaad darteed waa inay dumarku ka fogaadaan arrinkaan..
Tixraac:
