Ku laabo bogga hore
Su'aasha
Goorma ayaa fidyada la bixinayaa?
Jawaabta
Bisha Ramadaan marka ay dhamaato hal mar ayaad wada bixin kartaa, sidoo kale maalin walba marka la gaadho si gaar ah waad ubixin kartaa ama maalmihii la soo dhaafay waad isku xidhi kartaa, laakiin ma banaana in aad soo qadinto maalin aan la gaadhin.
Tixraac


