Ku laabo bogga hore
Su'aasha
Habeenka qaybtiisa dambe ee ducada la aqabalo saacadee ku soo aadaysaa?
Jawaabta
Habeenka qaybtiisa dambe ee ducada la aqabalo saacadee ku soo aadaysaa?
Waqtiga tahajudka waxaa weeyaan, habeenkii marka laga dhigo 3 meelood waa meesha dambe; oo 2 PM iyo waxa ka dambeeya ah. habeenkii 12 saacadooad ama 11 sacadood hadduu noqdo; 2pm ilaa saladad subax ayuu noqon kartaa waqtiga qaybta dambe ee habeenka.
Tixraac: