Ku laabo bogga hore
Su'aasha
Haddii Jameecada 1aad ee masjidka i dhaafto, jamaca 2aad fadligii jameecada ma leeyahay?
Jawaabta
Haddii Jameecada 1aad ee masjidka i dhaafto, jamaca 2aad fadligii jameecada ma leeyahay?
Dadku markay jamaca 2aad tukanayaan iyadoo jamicii hore la tukaday way helayaan fadligii jamaca, culimadu waxay u badanyihiin in jamac 2aad lagu tukan karo masjidka, wayna dhacday in nabigu scw isagoo arkaya in jamac 2aad la sameeyay ama uu amrayba , marka way banaantahay dadkii jamaca 1aad uu dhaafay inay mid 2aad tukadaan.
Tixraac: