Ku laabo bogga hore
Su'aasha
Haddii aan ka shakiyo in aanaan weyso qaadan, ma tukan karaa mise waa in aan dib u weysaysto?
Jawaabta
Haddii aan ka shakiyo in aanaan weyso qaadan, ma tukan karaa mise waa in aan dib u weysaysto?
Waxa ay ku xidhan tahay xaaladdaada; haddii aad weyso qab isku ogayd ood ka shakiday maad wayso jabtay waad weyso qabtaa, haddii aad weyso jab isku ogayd ood ka shakidana ma wayso qabtid.
Tixraac: https://t.me/Fataawo/46