Ku laabo bogga hore
Su'aasha

haddii aan salaadda dhexdeeda shakiyo maxan yeelayaa?

Jawaabta

Haddii aan salaadda dhexdeeda shakiyo ma ku dhammaystirayaa rackad?

Waxa aad ka shakiday baa kala duwan, shaygaad ka shakiday haddii uu farad yahay , faatixadii oo aad ka tagtay, rukuucdii oo aad ka tagtay , waxyaabihii arkaanta ahaa aadna xasuusato markaad salaaddii dhamaysay, rakcad baad u kacaysa oo tukanaysaa,lkn shaygaad ka tagtay haddii uu ahaa sunne, uma kacaysid rackad, mar walbana waxaad la imaanaysaa 2dii sujuudood ee sahwiga. marka sidaasdaa lookacaa, rakckada waxaa loo kacaa waxaad ka shakisantahay haddii uu faral yahay.

Tixraac:

Fatwa logo