Ku laabo bogga hore
Su'aasha
Haddii aan soonka ku xanuunsanayo maxaan sameeyaa?
Jawaabta
Haddii aan soonka ku xanuunsanayo maxaan sameeyaa? Waxaa la igu leeyahay afar soon mana gudi karo?
Haddii aad rajo ka qabto in xanuunkaasi kaa tagayo -markaad dhakhaatiirta la tashatay- waad iska sugaysaa oo marka aad bogsato baad soo qalleyn, haddii aanad rajo ka qabinna waad iska dayn oo raashin baad iska bixin.
Tixraac: https://t.me/Fataawo/71


