Ku laabo bogga hore
Su'aasha
Haddii aan weyso qaato aniga oo gacanta wax yar igaga xidhan yahay oo aan iska furo waysada kadib, ma intiii uu ku xidhnaa baan dhaqayaa mise weysada waan soo wada celinayaa?
Jawaabta

Jawaab:
Waxa aad soo celinaysaa weysada meeshaa uu kaaga xidhan yahay iyo intii ka danbeysay.
Tixraac: https://t.me/Fataawo/71