Ku laabo bogga hore
Su'aasha
Haddii anigoo janaabo qaba waagu ii baryo, soonkaygii wax ma noqonayaa?
Jawaabta
Haddii anigoo janaabo qaba waagu ii baryo, soonkaygii wax ma noqonayaa?
Maya, haddii aad soonka sii niyaystay.
Tixraac: https://t.me/Fataawo/55