Ku laabo bogga hore
Su'aasha
Haddii anoo sooman oo salaad ku jira ay xaako isoo qabato maxaan sameeyaa? Mana tufi karo mana liqi karo’e!
Jawaabta
Haddii anoo sooman oo salaad ku jira ay xaako isoo qabato maxaan sameeyaa? Mana tufi karo mana liqi karo’e!
Haddii maro ama wax la mid ah aad helaysid waad ku tufi. Haddii kalena salaadda ayaad ka bixi oo waad soo tufi, kadibna waad ku noqon salaadda.
Tixraac: https://t.me/Fataawo/61