Ku laabo bogga hore
Su'aasha
Haddii la adimo ma la suxuuran karaa?
Jawaabta
Haddii la adimo ma la suxuuran karaa?
Maya, haddii uu yahay eedaankii salaadda Subax, wixii aad afka ku haysana waad tufaysaa.
Tixraac: https://t.me/Fataawo/61
Haddii la adimo ma la suxuuran karaa?
Maya, haddii uu yahay eedaankii salaadda Subax, wixii aad afka ku haysana waad tufaysaa.
Tixraac: https://t.me/Fataawo/61