Ku laabo bogga hore
Su'aasha

Haddii maradii waynayd ee aan ku tukanayay qayb ka mid nijaasowdo , salaaddii ma iga buraysaa?

Jawaabta

Haddii marada aan ku tukanayo ay wayn tahay oo darafkeeda nijaaso ku dhacdo salaaddu may iga buraysaa haddii aanay ii dhawayn nijaasadu?

Haa, kol haddii ay tahay maradii aad huwanayd.

Tixraac: https://t.me/Fataawo/44

Fatwa logo