Ku laabo bogga hore
Su'aasha
Haddii qofku ka shakiyo inuu biyo ku tageen asagoo sooman muxuu yeelayaa?
Jawaabta
Qofku Hadduu shakiyo inay biyo ku tageen muxuu yeelayaa?Soonkiisa wax ma yeelayaan biyahaan uu ka shakiyay?
Maya, kol hadaanu yaqiin hayn , ogaanna u liqin ama waxa ka baxsaday waxyar uu yahay oo uusan u kasin dhib malahan, yaqiin iyo wax la hubo ayaa lagu xisaabtamaa marka la joogo axkaamta sharciga ah.
Tixraac:https://www.youtube.com/live/dj1g2tIcytU?si=x7PwmuvFOE3TVYbu&t=266


