Ku laabo bogga hore
Su'aasha
Haddii waqtiga afurka waqti aad ugu dhow aan helo dhiggii caadada, maalintaas miyaa qallaynayaa mise soonkaygii ayay ii xisaabsanaysaa?
Jawaabta
Haddii waqtiga afurka waqti aad ugu dhow aan helo dhiggii caadada, maalintaas miyaa qallaynayaa mise soonkaygii ayay ii xisaabsanaysaa?
Dhiigga caadadu hadduu dumarkii ka yimid intaan qoraxdu dhicin maalinkaasi uma jiro way soo qallaynaysaa, daqiiqadaha ugu dambeeya ee intaan qoraxda dhicin xataa hadii uu yimaado way soo qallaynaysaa.
Tixraac: