Ku laabo bogga hore
Su'aasha
Hadii Quraanjo dhimatay salliga aan ku tukanayo ay saarantay, salaaddii ma iga buraysaa?
Jawaabta
Hadii Quraanjo dhimatay salliga aan ku tukanayo ay saarantay, salaaddi ma iga buraysaa?
May, Waad iska ilaalinaysaa uun inaad taabatid, ama maryahaagu taabtaan.
Tixraac: https://t.me/Fataawo/14


