Ku laabo bogga hore
Su'aasha

Hooyo da' ah ayaa fidyadeeda waddanka lacag ahaan ugu soo dirta, ee ma ka gudaysaa? Se mar kaliya ma soo wada diri kartaa lacagtaas?

Jawaabta

Hooyo da' ah ayaa fidyadeeda waddanka lacag ahaan ugu soo dirta, ee ma ka gudaysaa? Se mar kaliya ma soo wada diri kartaa lacagtaas?

Jawaab:
Haa, haddii ay joogto meel aan masaakiin muslimiin ah laga helayn.
Hal mar bay soo wada diri kartaa, laakiin qofka ay soo wakiilanayso waa in maalin walba uu wakhtigeeda bixiyo, ama xagga danbe uu ka wada bixiyo.

Tixraac: https://t.me/Fataawo/61

Fatwa logo