Ku laabo bogga hore
Su'aasha
Ictikaaf xiriir ah ayaan niyooday balse dhakhtar aan tagay ayaa i dhahay Isniinta soo noqo marka ma iga kala go'ayaa Ictikaafkii?
Jawaabta
Ictikaaf xiriir ah ayaan niyooday balse dhakhtar aan tagay ayaa i dhahay Isniinta soo noqo marka ma iga kala go'ayaa Ictikaafkii?
Ictikaafkii isku xiriirsanaa way jaraysaa, wax kugu kallifaya inaad dhakharka ka joogtana ma jirto ee dhakhtarkaaga iska aad oo cudurka ha isku eegan, markaad soo noqontana ictikaaf cusub halkaas ka bilow.
Tixraac: