Ku laabo bogga hore
Su'aasha
Imaamkana inaan la dhamaystana waan rabaa , watrigaygii dib inaan ka tukadaan rabaa si la isu waafajiyo ma jirtaa ?
Jawaabta
Haa. Markuu imaamku galo rakcada watriga adigu watri ha niyoon ee 2 rakco niyoo . Markaad ataxyaadka dhammayso oo salaadda ka baxo istaag oo hal rakcad ku dar sidii qof hal rakcad subxiga ka soo gaaray oo kale samee oo gadaal uga dar. Markaas adigu watar maadan tukan imaamkiina waad la dhammaysatay.
Tixraac
Daqiiqada 36aad


