Ku laabo bogga hore
Su'aasha

Imaamku hadii rakcad kordhiyo maxaa la sameeyaa?

Jawaabta

Jawaab: Labo arimood baa u banaan:

inuu ka goosto, oo asagu salaaddiisa iska dhammaysto, iyo in aanuu ka goosan laakiin uu ku sugo Ataxiyaadka inta uu soo dhamaysanayo, oo salaadda mar kala baxo imaamka (sidan baana wanaagsan)

Fatwa logo