Ku laabo bogga hore
Su'aasha

Inaan ictifkaafo ayaan rabaa mana haysti cid cuntada iga caawisa ee anigoo ictikaaf ku jira cunto ma doonan karaa hudheelada?

Jawaabta

Inaan ictifkaafo ayaan rabaa mana haysti cid cuntada iga caawisa ee anigoo ictikaaf ku jira cunto ma doonan karaa hudheelada?

Ictikaafku waxyaabaha qofka u banaan intuu ku jiro ictikaaf waxaa ka mid ah inuu u bixin karo baahiyaha qofka biniaadamka. Suuliga banaanka ah ama hotelka wuu aadi karaa. Marka adigoo fogaanaynin hudheeladaan jaarka ah waad ka soo cuni kartaa, kadibna dhaqsadaad u soo noqon.

Tixraac:

Fatwa logo