Ku laabo bogga hore
Su'aasha
Intaan ictikaafka ku jiro laydhka iyo koronta masjidka ma isticmaali karaa sida jaajarka?
Jawaabta
Intaan ictikaafka ku jiro laydhka iyo koronta masjidka ma isticmaali karaa sida jaajarka?.
Laydhka sharkadahaan laydhka ayaan ugu tabarucay Masjidka markuu masaajidku maleh ee shirkadahaa leh, marka haddii shirkaduhu u ogolyihiin inay isticmaalaan dabka oo ay ku jaar garaystaan qofku ,wuu isticmaali karaa balse haddaysan ogalayn oo masjidka kaliya u ogalaadeen wuu iska daynayaa qofku, marka qolada shirkadaha waydiiya.
Tixraac:


