Ku laabo bogga hore
Su'aasha

Kafaarada dhaarta lacag ma ku bixin karaa?

Jawaabta

Kafaarada dhaarta haddii qofku buriyo lagu leeyahay waxa kamid ahayd in uu miskiin quudiyo, haddaba haddii aan lacag udhigmaysa raashinkii hal miskiin siiyo ma iga dhacaysaa?

Kafaarada dhaarta toban miskiin baa la quudiyaa ama dhar laa siiyaa ee hal miskiin maaha, lacag in la siiyana kaaga gudimayso.


Tixraac: https://t.me/Fataawo/44

Fatwa logo