Ku laabo bogga hore
Su'aasha

Keebaa Fadli badan inaan tarawiix badan tukado iyo inaan Quraan badan akhristo keebaa fadli badan?

Jawaabta

Keebaa Fadli badan inaan tarawiix badan tukado iyo inaan Quraan badan akhristo keebaa fadli badan?

Waa 2 cibaado oo fadli badan, inaad Quraanka badsato iyo inaad salaadaha badsato, sida ugu fadliga badan waa inaad salaadda dheerayso oo Quraan badan ku dhex akhriso oo sidaas aad ku kulmiso fadligii Salaadda iyo Quraanka. Xataa haddiii aadan Quraanka xifdisnayn misxafka ayaad ka akhrisan kartaa adigoo salaadda ku jira. Hadii tani kuu suuroobi waydana waxay ku xiran midka aadka kuu samaynayaa. Labadaas midka aadka kuu samaynaya midkaas badso, illeen muhiimaddu waa sida cibaadadu qofka noloshiisa u samaynayso.

Tixraac:

Fatwa logo