Ku laabo bogga hore
Su'aasha
Kiniinka wadnaha loo qaato ee carrabka hoostiisa la galiyo, soonka wax ma u dhimayaa?
Jawaabta
Kiniinka wadnaha loo qaato ee carrabka hoostiisa la galiyo, soonka wax ma u dhimayaa?
Haddii la xaqiijiyo in wax kiniinka kamid ah hunguriga marayn, soonka waxba uma dhimayo.
Tixraac: https://t.me/Fataawo/55