Ku laabo bogga hore
Su'aasha

Kitaabka tafsiirka gabadha caadada leh ma taaban karta ama se akhrin kartaa?

Jawaabta

Kitaabka tafsiirka gabadha caadada leh ma taaban karta ama se akhrin kartaa?

Haa, haddii aanay Qur'aanka akhrinayn, waanay taaban kartaa haddii tafsiirku ka badan yahay Qur'aanka.

Tixraac: https://t.me/Fataawo/34

Fatwa logo