Ku laabo bogga hore
Su'aasha
Lacag dhan 1200$ oo meel iska taala miyaa laga sakaynayaa?
Jawaabta
Lacag dhan 1200$ oo meel iska taala miyaa laga sakaynayaa?
Qofka leh ayaa la eegayaa; haddii xoolo kale oo ganacsi uu leeyahay oo marka lagu daro sako-goys ay gaadhayaan waa laga sakaynayaa.
Tixraac:https://t.me/Fataawo/35