Ku laabo bogga hore
Su'aasha

Yaa loo ogolyahay inay afuraan?

Jawaabta

Dadkee loo ogolyahay inay afuraan?

Dadka loo ogolyahay inay afuraan Waa 2 nooc:

  • Kuwa fidyo laga rabo

  • Kuwa qalle laga rabo

Kuwa fidyadu ku waajibto:

  1. Da’ uusan u soomi karin, rajo kama qabo inuu soo yaraado → raashiin ayuu bixin

  2. Xanuun aan rajo laga qabin inuu ka bogsado → raashin ayuu bixin oo maskiin ayuu quudin

Kuwa qalle laga rabo (6 nooc):

  1. Gabadha caadada qabta

  2. Umul

  3. Qof safar ah

  4. Qof xanuunsaday oo bogsaday

  5. Gabar uur leh

  6. Haweeney nuujinaysa

Qaduhu waa la yar yarayn karaa, bishii hal maalin ama wax la mid ah waa la soomi karaa. Dhibka ugu weyn waa in la hilmaamo qadaha ama dib loo dhiggo, balse waa la awoodi karaa 11-ka bilood in la qalleeyo.

Tixraac:

Fatwa logo