Ku laabo bogga hore
Su'aasha
Ma niyaysan karaa waysada anoon wajiga gaadhin?
Jawaabta
Jawaab: Way fiicantahay in aad hore usoo niyaysato markaad gacmaha soo maydhayso, laakiin waxa waajib ah markaad wajiga gaadho inay niyaddi jirto, wixii ka danbeeyana hadaad iska mashquusho dhib malaha.
Tixraac: https://t.me/Fataawo/6

