Ku laabo bogga hore
Su'aasha

Maalin Jimce ah soon qalle ah ma soomi karaa?

Jawaabta

Waxaa la igu lahaa qalle Ramadaan waxaan doonayay intaan qalleeyo intaan Ramadaan la gaarin, markaasana damcay inaan bilaabo maalin Jimce ah dad baa igu dhahay Jimce ma bilaabi kartid ee ma bilaabi karaa?

Maalinke jimce inaad soon qallo ah soo soonto lama diidin, balse soon sunne ah oo aad curinayso ayaa la diiday Jimcada. Haddii qallihii Jimce bilowdo oo aad sii waddo dhib malahan.

Tixraac:


Fatwa logo