Ku laabo bogga hore
Su'aasha
Maalin walba inaan Nabiga ﷺ 1000 goor ku salliyo ma bidcaa mise waa caadi?
Jawaabta
Maalin walba inaan Nabiga ﷺ 1000 goor ku salliyo ma bidcaa mise waa caadi?
Nabiga ﷺ wuu fasaxay qofku inta uu doonayo inuu ku salliyo. “Hamigaaga ayaa lagaa kaafin haddii aad ducada oo dhan salliga Nabiga ﷺ aad ka dhigato,” ayuu yiri Nabigu ﷺ. Marka xad ma leh, bidco na noqon mayso.
Tixraac: