Ku laabo bogga hore
Su'aasha

Maqribka iyo Cishuhu sunno ma leeyihiin?

Jawaabta

Salaadaha Maqrib iyo Cishe maxay sunne leeyihiin?

 Sunnayaasha qaar waa mu'akad adag oo nabigu  ﷺ  ku dadaali jiray, qaarna sida kuwaan mu'akadka ah uguma dadaali jirin, oo sidooda uma adkayn. Marka maqribka wuxuu leyahay 2 ka horreeya iyo 2 ka dambeeya, laakiin 2da ka dambeeya ayuu nabigu  ﷺ  ku dadaali jiray, Casarkuna wuxuu leeyahay 4 ka horreeya, oo ku jira kuwa aan adkayn.

Tixraac:

Fatwa logo