Ku laabo bogga hore
Su'aasha
Marka sakada laga bixinayo Tukaanka, ma waxa lagu bixinayaa qiimihii aad alaabta soo siisatay, mise kaad ku iibinayso?
Jawaabta

Kaad ku iibinayso.
Tixraac: https://t.me/Fataawo/26