Ku laabo bogga hore
Su'aasha
Masuul dowlada ka tirsan ayaa biyaha bilaash iiga dhigay ee ma banaanyahay arrinkaasu?
Jawaabta
Masuul dowlada ka tirsan ayaa biyaha bilaash iiga dhigay ee ma banaanyahay arrinkaasu?
Haddii aad fuqurada aad ka mid tahay, masuuliyinta ka sarraysana uu ogaysiiyay, oo dadkii fuqurada ahaa qiima dhimistii iyo kaalmadii loogu talagalay hadday tahay waa caadi.
Laakiin haddii ina adeernimo kugu siiyay ama adigoo lacagtooda bixin karaba uu ku siiyay ma banaana, waa inaad siisaa dowladda lacagteeda, ileen waa xoolihii ummade.
Tixraac: