Ku laabo bogga hore
Su'aasha

Mataggu goormu Soonka Jabiyaa?

Jawaabta

Mataggu goormu Soonka Jabiyaa?

Matagga haddii aad iska keento, soonka waa jabiyaa.
Haddii uu si dabiici ah kuugu yimaado, kaama jabiyo.

Nabiga scw ayaa yiri:
من ذرعَهُ القيءُ فليس عليه قضاءٌ ، ومن استقاءَ عمدًا فليقضِ

Fatwa logo