Ku laabo bogga hore
Su'aasha

Maxaa ka jira ramadaanta in saddex loo qeybiyo, oo tobanka hore tahay dembi dhaaf, tobanka dhexena raxmad, tobanka danbena naarta laga xoroobo?

Jawaabta

Maxaa ka jira ramadaanta in saddex loo qeybiyo, oo tobanka hore tahay dembi dhaaf, tobanka dhexena raxmad, tobanka danbena naarta laga xoroobo?

Habeen walba waa dembi dhaaf, raxmad iyo naarta oo laga xoroobo.
Qofka camalkaa loo diray, ee ha dedaalo uun.

Tixraac: https://t.me/Fataawo/55

Fatwa logo