Ku laabo bogga hore
Su'aasha
Meherkaygu haddii uu yahay 100g oo dahab ah, ninkuna aanuu isiin sako miyaa la igu yeelanayaa?
Jawaabta
Meherkaygu haddii uu yahay 100g oo dahab ah, ninkuna aanuu isiin sako miyaa la igu yeelanayaa?
Haa, haddii uu iska bixin karo hadda. Haddii aanuu iska bixin karaynna waa in aad sanadada xisaabiso oo hadhow marka uu ku siiyo aad ka sakayso, haddii aanay muddadu intay dheeraatay nisaabku is dhimin.
Tixraac: https://t.me/Fataawo/35