Niyada cibaadadu waa sidee?
Niyada cibaadadu waa sidee?
Niyadu waa qalbigaaga go'aan aad ka go;aansatay waxaa inaad samaysaa niyo la yiraahdaa markaad aad go'aansatao inaad Soonto oo niyadaada aad ku hayso inaad soontid waa niyootay, markaad salaadda u soo istaagto oo niyadaada iyo goaanka aad u soo istaagtay uu yahay Casar tuko Allahu Akbar aad tiraahdo adigoo niyadaada iyo qalbigaaga ku jirto waad niyootay. qalbigay niyadu gashaa.
Qalbiga markay gashana waxaad niyoonayso ayaa kala duwan. mar inaad soomayso mar inaad tukanayso iwm, haddaba cibaadaada aad samaynayso inay niyaadada ku jirto inaad samayso ayaa lagaa rabaa kolkaad cibaadada bilaabanayso ayaana lagaa rabaa iyadoo qalbigaaga meel kale uusan ku maqnayn, intaa wixii ka badan wax waajib kugu ah ma jiraan.
Tixraac:


