Ku laabo bogga hore
Su'aasha

Niyada soonku goormay bilaabataa?

Jawaabta

Qoraxdu markay dhacdo ilaa salaadda subax laga gaaro waqti waasac ayaad haysataa oo aad niyooto ,qayb kamid ah haddaad ku talagasho wax ka hor imaanaya hadaadan samaynaynin oo aadan dib ka go'aansan inaad iskaba dayso soonka ,niyadaasaa kuu jirta. xataa hadii aad maqribka niyooto hadii aadan is baddalin oo aad gaarin go'aan ah berri inaadan soomin , niyadaas maqribka ayaa kugu filan. 

Tixraac:

(daqiiqada 7: 44)

Fatwa logo