Ku laabo bogga hore
Su'aasha
Qof aan ku dhalin 'Aabe' ma dhihi kartaa, ixitraam ahaan?
Jawaabta
Wiil gurigayga ku nool oo aan dhalin ayaa ixtiraam ahaan ii yiraahdo aabe, ma saxbaa?
Qofka adigoo ixtiraamaya haddaad tiraahdo aabo, ama ilmihii yaraa adigoo u naxariisanaya aad tiraahdo aabo, hooyo, awoowe, dhib kuma jiro haddii ay sharfid iyo naxariis tahay laakiin aysan abtirsiimo ahayn.
Inaad abtirsiimo uga jeedo ayaa khalad iyo dambi ah.
Tixraac:
