Ku laabo bogga hore
Su'aasha

Qof ayaa ila dagaalmaya anigoo soomaan, oo uu iga joogsan waayo ma iska dhicin karaa?

Jawaabta

Qof ayaa ila dagaalmaya annagoo soomaan, wuuna iga joogsan waayay ee ma iska dhiciyaa?

Asal ahaan waxaa lagu tala galayaa qofka xumaanta ku dhacaya inuu yahay mid Ilaahay yaqaanna oo waan soomanahay marka la dhaho ka istaagaya, tan 2aadna waa arrinkaani waa inta cay iyo aflagaado ay taagantahay
Laakiin hadday gacan u gudubto waad iska celin kartaa, siba siday ka fududahay iskaga celi oo inta uu kaa joogsanayo samee.

Tixraac:

Fatwa logo