Ku laabo bogga hore
Su'aasha

Qof ayaa lacag igu soo khalday waana waayay, maxaan yeellaa?

Jawaabta

Qof ayaa taleefankayga 1 dollar ku soo khalday. Wuu xirnaa oo fariin iima soo dhicin, shirkaddiina iima sheegin cidduu yahay, ninkiina ilama soo hadlin. Marka lacagtaas maxaan ka yeelayaa?

Waa baadi. Baadidana qofkeeda ayaa loo celiyaa haddii aad garanayso. Haddii aad fariintii haysan ama numberkiisa haysan, shirkadda waydii. Haddii shirkaddu garan waysana sadaqo u bixi.

Tixraac:

Fatwa logo