Ku laabo bogga hore
Su'aasha

Qof caqligiisu tagay,fidyo miyaa laga rabaa?

Jawaabta

Ayeeyday ayaa waxaa ku dhacay xanuunka loo yaqaanaa Alzheimer-ka mana garanayso dadkii iyo meeshay joogta toona, marka soonkii miyaan fidyo ka bixinaynaa mise maadama caqligoodu joogin waxba laguma leh?

Qof caqligii wax ka noqday soonna laguma leh fidyana laguma leh , kol haddii uu waallanyahay ama asaasaqay ama sillanaaday Soonkii waa ka dhacayaya haddii Soonkii ka dhacayna fidyadii laga bixin maayo.

Tixraac: 


Fatwa logo