Ku laabo bogga hore
Su'aasha

Qof Khamri iibiya, soonkiisa wax ma gaarayaan?

Jawaabta

Waxaan ka shaqeeyaa meel khamriga lagu iibiyo waana qaybiyaa marka ka warran soonkayga?

Soonkiisu wuu ansaxayaa,xaaraanta uu ka shaqaynaya inuu iskaga tago ayaa waajib ah, waa 2 arrin oo kala madax banaan waajibkaas inuu la imaado iyo inuu xaaraanta ka tago, inkastoo qofku markuu xaaraan ku jiro ee cibaado uu ku howlanyahay uu yaraanayo ajarkii cibaadadu maadaama uu khilaafay sharcigii, laakiin cibaadadiisii way ansaxaysaa.

Tixraac: https://www.youtube.com/live/dj1g2tIcytU?si=XaX5oEyWvpvNJMcc&t=470




Fatwa logo