Ku laabo bogga hore
Su'aasha
Qof koomo ku jira oo faalig ku dhuftay, soon ma lagu leeyahay?
Jawaabta
Qof koomo ku jira oo faalig ku dhuftay, soon ma lagu leeyahay?
Haa, caafimad haddii aan loo filaynna fidyo ayaa laga bixin.
Tixraac: https://t.me/Fataawo/55