Ku laabo bogga hore
Su'aasha
Qof ku xidhen jeel, oo aan kala garanayn wakhtiga salaadda, haddii uu muddo wakhtiga salaadda khaldayay, muxuu samaynayaa?
Jawaabta
Qof ku xidhen jeel, oo aan kala garanayn wakhtiga salaadda, haddii uu muddo wakhtiga salaadda khaldayay, muxuu samaynayaa?
Hadday u caddaatay inuu tukanayay salaadda wakhti ka horeeya waa soo celinayaa, haddii wakhti ka danbeeya uu tukanayayna soo ma celinayo, oo way u dhammaystirantay.
Tixraac: https://t.me/Fataawo/14