Ku laabo bogga hore
Su'aasha
Qof salaad sunno ah tukanaya ,waajib ma ku xiran karaa?
Jawaabta
Inaadan ku xiran oo salaadda waajibka ah aad gooni u tukato ayaa fiican. Laakiin Hadaad ku xirato way ansaxaysaa salaaddu.
Tixraac : https://t.me/kamaalCenter/1188

