Ku laabo bogga hore
Su'aasha

Qof sooman dhiig ma shubi karaa?

Jawaabta

Dhiigga hadii qofku shubo ma jabinayo soonka balse hadii uu qofku dhiig shubo isagoo sooman waxaa laga yaabaa inuu daciifo oo soonkii ka waxaysmo. Asxaabtu waxay dhihi jireen toobinta waxan u dayn jirnay inaan ku daciifmayno daraadeed.

Tixraac:

(daqiiqada 16:50)

Fatwa logo