Ku laabo bogga hore
Su'aasha
Qof sooman haddii ilig laga saaro, soonkiisu ma waxbuu noqonayaa? =
Jawaabta
Qof sooman haddii ilig laga saaro, soonkiisu ma waxbuu noqonayaa?
Maya, haddii aanuu liqin dhiigga ama candhuufta ka danbaysa isagoon luqluqan.
Tixraac: https://t.me/Fataawo/55


